LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

“37 sano ayaan Dhaqtar ahaa, 25-kii sano ee ugu horreysay waxaan qaadanayey ugu badnaan $400 bishii.” – Dr. Shiine. Maanta dad badan


 Dr Shiine“37 sano ayaan Dhaqtar ahaa, 25-kii sano ee ugu horreysay waxaan qaadanayey ugu badnaan $400 bishii.” – Dr. Shiine.


Maanta dad badan waxay doonayaan horumar degdeg ah—shaqo wanaagsan, lacag badan, iyo nolol raaxo leh. Laakiin noloshu sidaas uma shaqeyso. Dadka guuleysta waa kuwa fahma in safarka nololeed uu mararka qaar dheer yahay, lana kulmo caqabado, balse aysan halkaas ku harin.


Fariinta Dr. Shiine waa tan ugu muhiimsan ee aan u baahannahay maanta: Ha quusan, ha degdegin. Haddii aad si daacad ah u shaqeyso oo aad waqtigaaga sugto, maalintaadu wey imaan doontaa, insha’Allah.

Post a Comment

0 Comments