LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

🚨DEG DEG: Magaalada Hargeysa Waxaa Ka Dhacay Dil Loo Adeegsaday Baastoolad Kaas oo Hal Ruux Ku Naf Waayay Mid Kalena Dhaawac Culus Kusoo Gaadhay. Dilkan ayaa Ka Dhacay Agagaarka istaanka Basaska Kilidhka ee Badhtamaha Suuqa Hoose. Ciidamada Booliska JSL qaybahooda Kala Duwan ayaa La Wareegay Goobta uu Falkani Ka Dhacay.


 

DEG DEG: Magaalada Hargeysa Waxaa Ka Dhacay Dil Loo Adeegsaday Baastoolad Kaas oo Hal Ruux Ku Naf Waayay Mid Kalena Dhaawac Culus Kusoo Gaadhay. Dilkan ayaa Ka Dhacay Agagaarka istaanka Basaska Kilidhka ee Badhtamaha Suuqa Hoose. Ciidamada Booliska JSL qaybahooda Kala Duwan ayaa La Wareegay Goobta uu Falkani Ka Dhacay. wiixi ka so hordha halkan kala soco

Post a Comment

0 Comments