Doon lagu magacaabo Tananesh 2, ayaa laga soo
qaaday dekedda Dooraale ee dalka Jabuuti, iyada oo
ku wajahan Harada Tana ee dalka Itoobiya.
Doontan ayaa Hadda kaddib waxa ay ka hawlgeli
doontaa Harada Tana, waxayna qaadi kartaa 188 qof
markiiba iyada oo dhirarkeedu dhan yahay 38 mitir.
WWW.HIIRAANSHOW.COM
0 Comments