LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

WAR DEG DEG:Internetka Starlink ee ku shaqeeya Satellite-ka ayaa soo gaaray Soomaaliya. Qiimo ahaan Halmar oo qalabka Starlink Standard Kit ah, waa $390 Bishiina waa $70


 Internetka Starlink ee ku shaqeeya Satellite-ka ayaa soo gaaray Soomaaliya. Qiimo ahaan Halmar oo qalabka Starlink Standard Kit ah, waa $390

Bishiina waa $70


Xawaare ahaan waa 

Download: 100-270 Mbps

Upload: 10-25 Mbps


Waxaana lagu xariirsan karaa illaa iyo 235 qalab (Mobeello, Kombiyuutero iwm) sida ay websitekooda ku qoreen.


Www.hiiraanshow.com

Post a Comment

0 Comments