LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

WAR DEG DEG AH.CIIDAMADA ITOBIYA. AYA 3 CISHO U QABTAY CIIDAMADA SOMALIA E JOGA MAGALADA B XAWO


 Warar ka ka imanaya magalada b/xawo ee gobolka gedo  

Aya sheegaya in ciidamada itoobiya ay ku amren. In ay iskaga baxan ciidamada somalia e halka joga 

Iyagoo ku war galiyay mudo 3 cisho gudahood in ay kaga baxaan 

Wali dowlada somalia kama aysan hadlin faragalinta tos ka ah e itobiya ka wado somalia 

Waxa kalo war ka so bixin Taliyaha nisa c.rashiid janan o magalada b xawo joga 

Kana mid ah sarakiisha 3 cisho loo qabtay

Wixi ka so kordha isha ku hay halkan www.hiiraanshow.com

Post a Comment

0 Comments