Shirkadaha Isgaadhsinta Somaliland ayaa kor u
qaaday qiimaha Internet-ka aan xadiga lahayn oo
qiimihusu hore u ahaa $0.5 waxaanay ka dhigeen $1.
Arrintan ayaa keentay in shacabka macaamisha u
ahaa si adag uga soo horjesteen, mana jirto wax war
ah oo shirkaduhu ka soo saren qiimaha ay kordhiyeen.
Shacab ka ayaa aad ugu mudaharadey iyago ku muujiyay cabashadoda baraha bulashada
0 Comments