LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

The government of Somalia has stated that it is facing an economic crisis after the United States and other countries stopped the financial aid they used to provide.


 Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xaalad dhaqaale xumo la soo deristay ka dib markii Maraykanka iyo dalal kale ay joojiyeen dhaqaalihii ay siin jireen Soomaaliya.

Guddoomiyaha Haayadda maaraynta Masiibooyinka ee dawladda Soomaaliya oo waraysi siiyey Warbaahinta Shabeelle ayaa shaaca ka qaaday in la xidhay  badi xaruumihii MCH-da ee dalka  Soomaaliya ka dib markii la  waayey Buskul dhiiqi iyo gargaarkii kale ee laga heli jirey haayaddaha Caalamiga ah.

Soomaaliya ayaa noqonaysa dalkii koowaad ee ku dhawaaqa saamaynta ka dhalatay gargaarka ay goosatay dawladda Maraykanka taas oo joojisay mucaawinadii la siin jirey dalalka aan is bixin karin.

www.Hiiraanshow.com


Post a Comment

0 Comments