Wefti ka socda dawladda Turkiga ayaa lagu soo warramayaa in ay gaadheen magaalada Boosaaso ee xaruunta ganacsiga Putland si ay wada hadal ula yeeshaan madaxda ugu sarraysa dawladda Putland.
Wada hadalkan ayaa diirada lagu saarayaa in Putland sii dayso Markabkii hubka lagu qabtay ee Sea World oo haatan ku xidhan dekedda magaalada Boosaaso.
Turkiga ayaa doonaya in Putland si nabad ah u sii dayso Markabkan oo bishii hore lagu soo qabtay xeebaha Bareeda ee gobolka Bari kaas oo siday hub aad u badan.
Arrinkan ayaa meesha ka saaray hanjabaddii ka timi dawladda Soomaaliya taas oo Putland ka dalbatay in ay shuruud la'aan ku sii dayso Markabkaas.
Wixii xog ka soo koradha wada hadalladan kala soco www.hiiraanshow.com
A delegation from the Turkish government has reportedly arrived in the city of Bosaso, the commercial capital of Puntland, to hold talks with the top leadership of the Puntland government.
The focus of the discussions is the release of the weapons-carrying ship Sea World, which is currently being held at the port of Bosaso.
Turkey wants Puntland to release the ship peacefully. The ship was seized last month off the coast of Bareeda in the Bari region and was carrying a large quantity of weapons.
This development has effectively sidelined the threats from the Somali federal government, which had demanded that Puntland release the ship unconditionally.
For further updates on these talks, follow www.hiiraanshow.com.
0 Comments