LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

🚨DEG DEG:Lammaha ammaanka ee dawladda Putland ayaa sheegay in ay ku daba jiraan Markab labaad oo looga shakisan yahay in uu sido hub iyo agab ciidan kaas oo 24 kii saacadood ee la soo dhaafay ku sugnaa xeebaha deegaanka Bareeda ee gobolka Bari. Markabkan ayaa la filayaa in war buuxa laga keeno saacadaha soo socda, iyada oo haddii la xaqiijiyo in uu hub sido la keeni doono dekedda magaalada Boosaaso halkaas oo hore uu ugu sugnaa Markabkii dhowaan la qabtay ee Sea World.

Lammaha ammaanka ee dawladda Putland ayaa sheegay in ay ku daba jiraan Markab labaad oo looga shakisan yahay in uu sido hub iyo agab ciidan kaas oo 24 kii saacadood ee la soo dhaafay ku sugnaa xeebaha deegaanka Bareeda ee gobolka Bari.


Markabkan ayaa la filayaa in war buuxa laga keeno saacadaha soo socda, iyada oo haddii la xaqiijiyo in uu hub sido la keeni doono dekedda magaalada Boosaaso halkaas oo hore uu ugu sugnaa Markabkii dhowaan la qabtay ee Sea World.

  WWW.HIIRAANSHOW.COM

Post a Comment

0 Comments