Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa
tacsi u diray waalidiinta iyo dhammaanba intii ay ka
bexeen Allah ha u naxariistee laba dhallinyaro ah oo
habeenkii xalay lagu dilay gudaha Caasimadda
Hargeysa.
Madaxweyne Cirro ayaa laamaha ammaanka faray
in sida ugu deg dega badan loo soo qabto gacan ku
dhiiglaha falka geystay isla markaana sharciga la
hor keeno. www.Hiiraanshow.com
0 Comments