Ciidanka Booliska Jsl oo ka hadlay dilkii Hargeysa ka
dhacay ayaa sheegay in raadad fiican ay hayaan
dadna loo soo xidh xidhay Arrintaasi.
Boolisku waxa ay sheegeen in falkaasi uu ahaa mid
qorshaysan, dad weynaha ayaa ay ugu baaqeen in ay
ciidanka la shaqeeyaan hawshaasina ay meel fiicanu
marayso.WWW.HIIRAANSHOW.COM
0 Comments