magaalada Baladxaawo ee gobalka Gedo waxa
maanta iska hor-imaad ku dhex maray ciidamo kala
taabacsan Maamulka Jubbaland & dawladda
Faderaalka Somaliya.
Xiisadan ayaa ka dhalatay kadib markii Saddex
diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ah ay DFS
halkaa kugeysay Cabdirashiid Janan oo ay dhawaan
u magacowday Taliyaha ciidanka Xasilinta ee
gobalka Gedo.
Xogo la helayo ayaa tibaaxaya in Madaxwayne
Xasan Sheekh, uu rabo in Gedo uu ka dhiso maamul
uu doonayo in uu u aqoonsato Jubbaland.
0 Comments