DOWLADA SOOMAALIYA AYAA WAR NUXURKIISU SIDAN YAHAY, KASOO SAARTAY MARKABKA HUBKA WADA.
Markabka waxuu wadaa qalab ciidan oo laga leeyahay xerada tababarka TURKSOM ee Muqdisho, waxaa sidoo kale saaran markabka badeecad ay ganacsato soomaali ah leeyihiin.
Markabka waxaa afduubtay kooxo katirsan Puntland
afduubkaasi waxay Dowlada ku qeexday fal burcad-badeednimo oo dambi-ciqaabeed ka dhalan kara.
Dowlada Federaalka waxay Puntland uga digtay sii socoshada howlgalada sharci darada ah ee xeebaha Puntland.
Dowladu waxay tiri, Haddii lasii haysto markabka Boosaaso ku xiran in talaabo amni oo sharci ah laga qaadayo dekadaha Puntland.
www.Hiiraanshow.com
0 Comments