Dawladda Putland ayaa sheegtay in ay ganacsto reer Muqdisho ahi la soo xidhiidheen iyaga oo sheeganaya hubka saaran Markabka Sea World kaas oo dhowaan lagu qabtay xeebaha Putland.
Afhayeenka Madaxtooyada Putland ayaa sidoo kale sheegay in dawladda Turkigu ay sheegatay qaybo ka mid ah hubka Markabkan saaraan.
Putland ayaa ku sii adkaysatay in ay sii wadi doonto baadhista hubka saaran Markabka Sea World oo haatan ku xidhan dekedda magaalada Boosaaso.
WWW.HIIRAANSHOW.COM
0 Comments