🚨 | Brentford ayaa isku dayaysa in ay Man United ku riixdo iney lacag qiima sare ah ku iibsadan Bryan Mbeumo.
Waana ciyaar maskaxeed ay wataan in heshiiskan la daahiyo halka maamulka United aysan marnaba diyaar u ahayn in ay lacag ka bad badis ka bixiyaan ciyaar yahankan.
7-da bishan July ayaa muhiim u ah heshiiskan maadaama inta badan ciyaartoyda ay ku soo laabtaan tababarka.
www.Hiiraanshow.com
Waxaana filayaa in heshiiskan lakala caddeeyo kahor soo laabashada Ciyaartoyda kooxda.
0 Comments