Ceelka Jiicboor Maalmihii La Qodayay Waxaa Dhacay Labo Dagaal(24/6/2024 & 27/6/2024) Waxaa Habargidir Kaga Dhintay Labadaas Dagaal Maalintii Hore 28 Nin, Maalintii Dambena 42 Nin. Total 70 Nin Baa Kaga Dhimatay.
Dagaalka Hore Labada Dagaal Waxay Habargidir U Bixiyeen Dagaalkii Qooro-gooye(Kudhawaad 10 Nin Oo Habargidir Ah Baa Maalintaas Xabadi Ka Haleeshay Xiniinyaha) Waa Maalinta Ay Xabadu Duhurki Bilaabatay Ee Ay Ka Dhinteen 28-ka Nin.
Dagaalkii Dambe Ee Socday 14-ka Saacadood Waxay U Yaqaanaan Habargidir Haaf-Qiyaame, Waa Maalinta Ay Ka Dhimmanayaan 42-da Nin.
Hade Ma Aha Dagaaladii Oo Dhan Waa Kaliya Labadii Dagaal Ee Dhacay Maalmihii Riigu Uu Qodayay Ceelka Jiicboor.✍️
Mid Kamida Xasuusaha Ceelkaan Qodidiisi Uu Leeyahay Weeye.
www.hiiraanshow.com
0 Comments