Qaar ka mida Qodobada ay ku heshiiyeen
Xukuumada iyo Dadweynahan Deegaanka Agabar
1. In shirkaddii dhibta keentay meesha laga saaro.
2. Ciidanka Booliiska in laga qaado degmadda
3. Khasaarihii dhacay inay xukuumaddu masuuliyadedeeda qaadato.
4. In Maydadka aan la Aasin ilaa laga fulinayo qoddobada lagu heshiiyay
5. In Nabadgelyadda degmadda reer Agabar ka shaqeeyaan.
0 Comments