LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

𝐃𝐄𝐆-𝐃𝐄𝐆:| Rwanda ayaa si toos ah u maamuleysay una xukuntay fallaagada M23 intii ay ku sii socdeen weerarradooda bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, sida uu sheegay warbixin qarsoodi ah oo ay diyaariyeen khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay. Warbixintaas ayaa tilmaamaysa in Rwanda ay ku kasbatay saameyn siyaasadeed iyo marin u helid kheyraadka dabiiciga ah ee hodanka ku ah gobolka, gaar ahaan macdanta. Tani waxay sii kordhineysaa walaaca caalamiga ah ee ku saabsan faragelinta Rwanda ee gudaha Congo iyo doorka ay ku leedahay colaadaha gobolka.


𝐃𝐄𝐆-𝐃𝐄𝐆:| Rwanda ayaa si toos ah u maamuleysay 

una xukuntay fallaagada M23 intii ay ku sii socdeen 

weerarradooda bariga JamhuuriyaddaDimuqraadiga 

ah ee Congo, sida uu sheegay warbixin qarsoodi ah 

oo ay diyaariyeen khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay.


Warbixintaas ayaa tilmaamaysa in Rwanda ay ku 

kasbatay saameyn siyaasadeed iyo marin u helid 

kheyraadka dabiiciga ah ee hodanka ku ah gobolka, 

gaar ahaan macdanta. Tani waxay sii kordhineysaa 

walaaca caalamiga ah ee ku saabsan faragelinta 

Rwanda ee gudaha Congo iyo doorka ay ku leedahay 

colaadaha gobolka.


              www.hiiraanshow.com

Post a Comment

0 Comments