LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Ciidamada Badda ee Puntland ayaa weli gacanta ku haya hub saaran markab ay ku qabteen xeebahooda. Markabkan oo ay ka muuqdaan hubka saaran calanka Turkigu ayaan illaa imika cidi sheegan inay leedahay iyo inuu u socday toona. Markabkan ayaa saaka lagu soo xidhay dekedda Boosaaso.


 

Ciidamada Badda ee Puntland ayaa weli gacanta ku haya hub saaran markab ay ku qabteen xeebahooda.


Markabkan oo ay ka muuqdaan hubka saaran calanka Turkigu ayaan illaa imika cidi sheegan inay leedahay iyo inuu u socday toona. 


Markabkan ayaa saaka lagu soo xidhay dekedda Boosaaso.

www.hiiraanshow.com

Post a Comment

0 Comments