LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

🚨:DEG DEG :Puntland ayaa si rasmi ah gacanta ugu dhigtay Markab xamuul oo siday, hub xoogan oo u badan gaadiidka Gaashaman, Beebayaal noocyadii u dambeeyay iyo shixnado kala duwan. Waxaa la rumeysan yahay in Hubkaan uu ku socday dhankaas iyo magaalada Muqdisho, waxaana lahaa Dowladda Federalka Somaliya. Hubkaan wuxuu ka yimid dalka Turkiga, wuxuuna u gacan galay maamulka Puntland oo haatan la wareegtay Markabka. Wixii soo kordha halkaan kala soco. www.Hiiraanshow.com


Puntland ayaa si rasmi ah gacanta ugu dhigtay Markab xamuul oo siday, hub xoogan oo u badan gaadiidka Gaashaman, Beebayaal noocyadii u dambeeyay iyo shixnado kala duwan. 


Waxaa la rumeysan yahay in Hubkaan uu ku socday dhankaas iyo magaalada Muqdisho, waxaana lahaa Dowladda Federalka Somaliya. 


Hubkaan wuxuu ka yimid dalka Turkiga, wuxuuna u gacan galay maamulka Puntland oo haatan la wareegtay Markabka. 


Wixii soo kordha halkaan kala soco. 

www.Hiiraanshow.com

Post a Comment

0 Comments