Madaxweyne Mustafe Cagjar iyo Maamulkiisa dowladd deegaanka ayaa noqday Gurmadkii ugu horeeyay ee gaara dadka Reer Hiiraan ee dagaalka kula jira muddo Sadex sanno ah Argagixisada”
Gurmad kayimid dowladd deegaanka ayaa maanta lagu Wareejiyay Maamulka Gobolka Hiiraan sidoo kale Taliyaha Guud ee Ciidanka gaarka Dowladd Deegaanka ayaa Balan qaaday inay ka Barbar dagaalami doonaan halgamayaasha Beesha Xawaadle ee la diriraya Argagixisada
0 Comments