LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

🚨WAR DEG DEG AH : QaraxUpdate: Qarxa oo ahaa mid uu fuliyay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacay gudaha kulyadda Jaalle Siyaad sida ay xaqiinayaan ilo kala duwan. Waxaa la sheegay in qofka is qarxiyay aysan u suura gelin in uu ku soo dhawaado meel ay joogeen ciidamo ka tirsan dowladda oo saf ku jiray. Wararka qaar ayaa sheegay in goobta ay joogeen tababarayaal caddaan ah oo dowladda Soomaaliya ka taageera dhanka ciidamada Majiro wax war ah oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya sidoo kalana majirto wax qasaara ah oo la tabiyay halka qaraxa uu ka dhacay ee gudaha kulyadda Jaalle Siyaad ee degmada Hodon


 

Update: Qarxa oo ahaa mid uu fuliyay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacay gudaha kulyadda Jaalle Siyaad sida ay xaqiinayaan ilo kala duwan.


Waxaa la sheegay in qofka is qarxiyay aysan u suura gelin in uu ku soo dhawaado meel ay joogeen ciidamo ka tirsan dowladda oo saf ku jiray.


Wararka qaar ayaa sheegay in goobta ay joogeen tababarayaal caddaan ah oo dowladda Soomaaliya ka taageera dhanka ciidamada


Majiro wax war ah oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya sidoo kalana majirto wax qasaara ah oo la tabiyay halka qaraxa uu ka dhacay ee gudaha kulyadda Jaalle Siyaad ee degmada Hodon

                          www.Hiiraanshow.com

Post a Comment

0 Comments