LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

🚨:Dawladda Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday in la gubay 500 oo Tan oo ah Buskul dhiiqi ay bixin jirtay Haayadda la xidhay ee USAID. Buskul dhiiqan oo ahaa kuwo ku kaydsanaa Bakhaaro ku yaalla magaalada Dubai ayay dawladda Maraykanku sheegtay in uu wakhtigoodu dhacay maaddama oo haayaddii bixin lahayd albaabada laysugu laabay sannadkan horraantiisi taas oo keentay in la gubo.


  Dawladda Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday in la gubay 500 oo Tan oo ah Buskul dhiiqi ay bixin jirtay Haayadda la xidhay ee USAID.


Buskul dhiiqan oo ahaa kuwo ku kaydsanaa Bakhaaro ku yaalla magaalada Dubai ayay dawladda Maraykanku sheegtay in uu wakhtigoodu dhacay maaddama oo haayaddii bixin lahayd albaabada laysugu laabay sannadkan horraantiisi taas oo keentay in la gubo.


Xogtu waxa ay sheegaysaa in loogu tala galay Buskul dhiiqan tiro ka badan 30, kun oo ka mid ah caruurta nafaqa darradu hayso ee ku nool waddamada saboolka ah sida Somalia, Burundi, iyo Congo DR. www.Hiiraanshow.com

Post a Comment

0 Comments