LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

🚨Hubka saaran markabka Boosaaso kuxiran, weli lama hayo cid sheegata, Dowladda Soomaaliya waa SHIB, Turkida dhinaceedu waa SHIB. Puntland oo gacanta ku haysa markabka iyo waxa saaranba, warkeeda waxay kusoo koobtay “baaritaan ayaan ku wadnaa hubka”. Wax walba waxaa kalacadayn doona dikumentiyada iyo waraaqaha loogu tago markabka. Sadax arrimoodba waa ay dhici karaan. In hubka ay leedahay dowlada Soomaaliya In hubkan ay ciidamada Turkidu leeyihiin Iyo in la waayo cid sheegata oo iskaleh.

 

Hubka saaran markabka Boosaaso kuxiran, weli lama hayo cid sheegata, Dowladda Soomaaliya waa SHIB, Turkida dhinaceedu waa SHIB.


Puntland oo gacanta ku haysa markabka iyo waxa saaranba, warkeeda waxay kusoo koobtay “baaritaan ayaan ku wadnaa hubka”.


Wax walba waxaa kalacadayn doona dikumentiyada iyo waraaqaha loogu tago markabka. 


Sadax arrimoodba waa ay dhici karaan.


In hubka ay leedahay dowlada Soomaaliya


In hubkan ay ciidamada Turkidu leeyihiin


Iyo in la waayo cid sheegata oo iskaleh.

         WWW.HIIRAANSHOW.COM

Post a Comment

0 Comments