DEG-DEG; Ruusbka ayaa si Rasmi ah u aqoonsaday
imaarada islaamiga ah ee Afgaanistaan.
Waxay aqoonsadeen dowladnimada Daalibaan,
yaanan la iloobin in imaarada Afgaanistaan ay
dalkooda ku xukunto shareecada islaamka, isla
markaana maanta tahay dalka kaliya ee looga
dhaqmo si waafaqsan shareecadda diinta islaamka.
0 Comments