Jabhadda axmarada Fano ayaa sheegatay innay dardar galisay gulufka military ee ay kalasoo horjeedo taliska Addis Ababa sidoo kale waxay sheegtay fano innay weeraro balaadhan.ku qaaday saacadihii lasoo dhaafay saldhigyo waa wayn oo lahaayeen ciidamada kornayl Abiy ayna siday faano sheegatay goobo badan kula wareegtay waxayna soo bandhigtay cadaymo ay kamid yihiin ciidamo ay gacanta ku dhigtay
Xili xiisdda colaadeed ee udhaxaysa itoobiya iyo Eritrea ay cirka isku shareertay
Fari Kama qodna xaalka itoobiya wali laisma gaadhin
www.hiiraanshow.com
0 Comments