LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

DEG DEG :"Anigu habar-yarahay maan aflagaadayn, umana quudhi karo waxa la igu xag-xaganayo waan ogahay inuu Muuse Biixi ka danbeeyo." Akhriso Qoraalkan oo Faysal Cali Waraabe soo saaray, "Nasiib-darro, inta aad hablaha xariirta ah ee habaryarahay ee aanan aflagaadayn, una quudhi karin la igu xagxaganayo, iyada oo aan ogahay in Muuse Biixi ka dambeeyey ee car bal waa taas Sool iyo Sanaag la qaybsaday ee ha ka hadlaan! Markale aan idiinku celiyee anigu gabdhaha sharafta leh waan la taliyey oo waxaan leeyahay, Hablahayagoow ha innagu soo kicinina Muuse yaanu dagaal sokeeye ina geline oo aynaan qaxooti noqon, ee ka shaqeeya midnimada iyo wadajirka bulshada Somaliland oo noqda Guuto 1aad, dhammaanteenna aan u midowno difaaca dalkeenna lagu soo duulay."


 Anigu habar-yarahay maan aflagaadayn, umana quudhi karo waxa la igu xag-xaganayo waan ogahay inuu Muuse Biixi ka danbeeyo." 


Akhriso Qoraalkan oo Faysal Cali Waraabe soo saaray,


"Nasiib-darro, inta aad hablaha xariirta ah ee habaryarahay ee aanan aflagaadayn, una quudhi karin la igu xagxaganayo, iyada oo aan ogahay in Muuse Biixi ka dambeeyey ee car bal waa taas Sool iyo Sanaag la qaybsaday ee ha ka hadlaan! 


Markale aan idiinku celiyee anigu gabdhaha sharafta leh waan la taliyey oo waxaan leeyahay, Hablahayagoow ha innagu soo kicinina Muuse yaanu dagaal sokeeye ina geline oo aynaan qaxooti noqon, ee ka shaqeeya midnimada iyo wadajirka bulshada Somaliland oo noqda Guuto 1aad, dhammaanteenna aan u midowno difaaca dalkeenna lagu soo duulay."

  www.Hiiraanshow.com

Post a Comment

0 Comments