LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

SHIL NAXDIN LEH O HARGEYSA KA DHACAY WAXANA KU DHINTAY


 INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAJICUUN

GEERI XANUN BADAN...

Allah haw naxariista Safwaan Halac oo ka mid ahaa bahda Fanka Somaliland ayaa ku geeriyooday magaaladda Hargeysa ka dib markii uu galay shil gaadhi.


Marxuumka oo dhowaan ku soo laabtay Somaliland waxa uu muddo dheer ahaa qurba joog iyo shakhsi si weyn loo wada bartay sannadihii la soo dhaafay.


Shilalka gadiidka ayaa noqday kuwo aan xad lahayn gudaha Somaliland, waxana toddobaadadii u dambeeyey ku dhintay dhallinyaro tiro badan kuwaas oo uu dambeeyey fannaan Safwaan Halac Allah haw naxariistee.WWW.HIIRAANSHOW.COM

KALASOCO WARARKII UGU DANBEYAY

Post a Comment

0 Comments