Dawladda Soomaaliya ayaa u yeertay Ambassadorka Itoobiya ee Muqdisho, oo dhowaan hadalo aflagaado ah ku duray ciidanka Masaarida ee dhowaan imaanaya.
Somaliya ayaa safiirka Itoobiya ee Muqdisho uga digtay inuu markale soo fara-gashto arrimaha gudaha.
Safiirka itobiya aya ah nin asalkiisu yahay somali
Safiir kan aya dhawan loo soo magacaabey somalia
Isaga oo werar afka ah ku qadey dowlada masar oo somalia ciidamo u so direysa
Masar iyo itoobiya
Waxay isku hayaaan
Wabiga niil oo ay masar ku tiirsantahay itoobiyana ay ka sameysey biyo xidhen wayn taas o kentay khilaafka labada dal in u kor u kaco
0 Comments