LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

🚨:Deg Deg:Wariye Yaasir Axmed Cabdilaahi ayaa Booliska Somaliland ku xidheen Hargeysa sida la xaqiijiyay. Ilaa hadda xukuumaddu ma sheegin sababta loo xidhay lkn..


🚨: DEG DEG
Wariye Yaasir Axmed Cabdilaahi ayaa Booliska Somaliland ku xidheen Hargeysa sida la xaqiijiyay.


Ilaa hadda xukuumaddu ma sheegin sababta loo xidhay balse wararka ayaa sheegaya in xukuumaddu dhibsatay warbixin uu shalay ka sameeyay socdaalka madaxweyne Cirro ee Qatar.

Post a Comment

0 Comments