WAR CUSUB: Waxaa la shaaciyay warbixinta lagu darrajeeyo Nabadda dalalka Caalamka, waxaa dalalka lagu qiimeya sidday dadkoodh xasilooni u hellaan iyo sidda ay u saameyan dagaalladu.
Maraykanka ayaa galay kaalinta 128aad, isagoo ay ka fiican yihiin Koonfur Afrika,Jabuuti,Kenya iyo Zimbabwe marka Nabadda laga qiimeyay.
Warbixinrta sannadka 2025 oo la shaaciyay ayay Jabuti 122 soo gashay, halka Ethiopia gashay 138, Soomaliyana 151.
Hoos ka eeg darrajada dalalka qaarkood.
1.Iceland
2. Ireland
3.Newzeland
4. Austria
5aad: Swizerland
6aad: Singapore
Jabuti 122aad
Kenya 127aas
Maraykanka 128aad
Somalia 151aad
Ethiopia 138aad
Ukrain: 162aad
Ruushka 163aad.
0 Comments