Donald Trump ayaa sheegay inuu Elon Musk ka tarxiili doono Mareykanka.
Elon Musk oo asalkiisa South Afrikaan ah balse heysta dhalashada dalalka Mareykanka iyo Canada ayuu Trump rabaa inuu sharciga kala laabto, asigoona yiri; "Waan eegi doonaa arinta Mareykanka looga tarxiilayo Elon Musk".
www.hiiraanshow.com
0 Comments