LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Gabadhaan waxay ka qeyb galeysay dibad bax lagu taageerayo Falastiin, waxay u dhalatay dalka Sweden, goobta dibad baxa waxaa mamnuuc ka ahaa calanka Falastiin in sare loo qaado, sidaas owgeed waxay lasoo baxday taleefankeeda ayadoona kasoo saartay calanka Falastiin kadibna sare u qaaday. Ganaax looma qabsan karo waayo waxay sare u qaaday waa taleefankeeda, dibad baxana si guul ku dheehantahay ayey uga qeyb qaadatay.

Gabadhaan waxay ka qeyb galeysay dibad bax lagu taageerayo Falastiin, waxay u dhalatay dalka Sweden, goobta dibad baxa waxaa mamnuuc ka ahaa calanka Falastiin in sare loo qaado, sidaas owgeed waxay lasoo baxday taleefankeeda ayadoona kasoo saartay calanka Falastiin kadibna sare u qaaday.


Ganaax looma qabsan karo waayo waxay sare u qaaday waa taleefankeeda, dibad baxana si guul ku dheehantahay ayey uga qeyb qaadatay.

Post a Comment

0 Comments