#DEGDEG " Dagaal Culus ayaa hada ka qarxay magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag, kaasoo u dhaxeeya ciidamo ka amar qaata Madaxweynaha Puntlanad iyo Ciidamo kale oo kuwa degaan ka ah, kuwaasoo taageersan dhismaha Maamulka Maakhir ee ku biiraya Khaatumo iyo shirka ka socda Laascaano.
0 Comments