Waddamada Midowga Yurub ayaa ku hanjabay in ay Fiisaha ka joojin doonaan dalalka aqbali waaya in dib loogu soo celiyo dadka sharci darrada ku soo galay qaaradda Yurub.
Dalalkan waxa ka mid ah Soomaaliya, Itoobiya, Gambia iyo Senegal.
Soomaaliya oo si weyn ugu tiirsan kaalmada ay ka hesh o dalalka qaaradda Yurub ayaa la filayaa in aqbali doonto soo jeedinta Midowga Yurub ee ku wajahan in la soo celiyo dadka sharci darrada ku soo galay waddamada Yurub, arrinkaas oo saamaynaya dadkii dhowaan ka tahriibay Afrika.
www.hiiraanshow.com
0 Comments