LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

WAR CEBWAYN DEG DEG:🚨Dawladda Kenya ayaa si rasmi ah u dhaqan gelisay in dhammaanba waddamada Afrika ay dalkeeda ku iman karaan Fiise la'aan marka laga reebo waddamada Soomaaliya iyo Liibiya. Labadan dal ayaa loo takooray in ay yihiin kuwo aan amni ahayn oo halis ku ah nabad gelyada dalka Kenya. Waxa xusid mudan in Kenya dhaqaalaha ugu badan ka hesho dalka Soomaaliya iyada oo maalin walba Muqdisho u dirta tobannaan diyaaradood oo sida qaadka Miirooga ee dalkaas lagu beero.


Dawladda Kenya ayaa si rasmi ah u dhaqan gelisay in dhammaanba waddamada Afrika ay dalkeeda ku iman karaan Fiise la'aan marka laga reebo waddamada Soomaaliya iyo Liibiya.

Labadan dal ayaa loo takooray in ay yihiin kuwo aan amni ahayn oo halis ku ah nabad gelyada dalka Kenya.

Waxa xusid mudan in Kenya dhaqaalaha ugu badan ka hesho dalka Soomaaliya iyada oo maalin walba Muqdisho u dirta tobannaan diyaaradood oo sida qaadka Miirooga ee dalkaas lagu beero.

www.Hiiraanshow.com

Post a Comment

0 Comments