LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

𝐃𝐄𝐆-𝐃𝐄𝐆:| Golaha Shacabka ee Venezuela ayaa si isku raac ah u ansixiyay go’aan ay Volker Türk, oo ah Madaxa Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay, ugu dhawaaqayaan inuu yahay “qof aan la rabin” Go’aankan ayaa yimid Talaadadii kadib markii Türk uu si cad u cambaareeyay xadgudubyada xuquuqda aadanaha ee ka jira Venezuela. Toddobaadkii hore, Volker Türk ayaa hortagay Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ee magaalada Geneva, halkaasoo uu ku dhaleeceeyay dowladda Venezuela isagoo sheegay inay jirto xarig aan sharci ahayn iyo dad si khasab ah loo waayay. Hadalladiisaas ayaa kiciyay caro xooggan oo ka timid madaxda dalka Venezuela.


 𝐃𝐄𝐆-𝐃𝐄𝐆:| Golaha Shacabka ee Venezuela ayaa si 

isku raac ah u ansixiyay go’aan ay Volker Türk, oo ah 

Madaxa Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada 

Midoobay, ugu dhawaaqayaan inuu yahay “qof aan la 

rabin” Go’aankan ayaa yimid Talaadadii kadib markii 

Türk uu si cad u cambaareeyay xadgudubyada 

xuquuqda aadanaha ee ka jira Venezuela.


Toddobaadkii hore, Volker Türk ayaa hortagay 

Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada 

Midoobay ee magaalada Geneva, halkaasoo uu ku 

dhaleeceeyay dowladda Venezuela isagoo sheegay inay jirto xarig aan sharci ahayn iyo dad si khasab ah loo waayay. Hadalladiisaas ayaa kiciyay caro xooggan oo ka timid madaxda dalka Venezuela.

Post a Comment

0 Comments