Maraykanka ee Pentagon-ka, ayaa hadda ku
dhawaaqday in hubkii nukleerka Iran kaliya sanad
ama laba kaliya dib udhac kuyimid, taasoo
macnaheedu yahay warkii Trump ee ahaa in hubka
nukleerka Iran gabigiisaba laburburiyay aysan waxba
kajirin.
www.hiiraanshow.com
0 Comments