LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Ra’iisul Wasaaraha Japan, Shigeru Ishiba, ayaa Arbacadii sheegay inuu si adag ugu go’an yahay difaaca danaha qaran ee dalkiisa, xilli wadahadallada ganacsi ee u dhexeeya Japan iyo Mareykanka ay hakad galeen, halka Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, uu ku hanjabay in uu sare u qaadi doono canshuuraha la saaro badeecadaha Japan. Ishiba ayaa sheegay in Japan aysan aqbali doonin cadaadis ganacsi oo wax u dhimaya dhaqaalaha dalka, isagoo xusay in wada xaajoodka uu weli furan yahay balse dalkiisa diyaar u yahay inuu difaaco danta dadkiisa. Tani waxay imaaneysaa xilli xiriirka labada dal uu wajahayo culaysyo la xiriira siyaasadaha ganacsi ee Mareykanka.


 Ra’iisul Wasaaraha Japan, Shigeru Ishiba, ayaa Arbacadii sheegay inuu si adag ugu go’an yahay difaaca danaha qaran ee dalkiisa, xilli wadahadallada ganacsi ee u dhexeeya Japan iyo Mareykanka ay hakad galeen, halka Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, uu ku hanjabay in uu sare u qaadi doono canshuuraha la saaro badeecadaha Japan.


Ishiba ayaa sheegay in Japan aysan aqbali doonin cadaadis ganacsi oo wax u dhimaya dhaqaalaha dalka, isagoo xusay in wada xaajoodka uu weli furan yahay balse dalkiisa diyaar u yahay inuu difaaco danta dadkiisa. Tani waxay imaaneysaa xilli xiriirka labada dal uu wajahayo culaysyo la xiriira siyaasadaha ganacsi ee Mareykanka.

Post a Comment

0 Comments