LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

𝐃𝐄𝐆-𝐃𝐄𝐆:| Midawga Yurub iyo Dowladda Shiinaha ayaa leh wada hadalo hordhac u ah shir-madaxeedka hogaamiyeyaasha Midowga Yurub iyo Shiinaha, kaas oo lagu wado inuu ka dhaco Beijing 24 iyo 25-ka Luulyo. Shirkaasi ayaa diiradda lagu saari doonaa arrimo ay ka mid yihiin xiriirka ganacsi, isbedelka cimilada, amniga caalamiga ah, iyo doorka Shiinaha ee caalamka. Waxaa la filayaa in kulankaasi uu noqdo mid muhiim u ah dejinta xiisadaha dhaqaale iyo diblomaasiyadeed ee u dhexeeya labada dhinac.


 𝐃𝐄𝐆-𝐃𝐄𝐆:|  Midawga Yurub iyo Dowladda Shiinaha ayaa leh wada hadalo hordhac u ah shir-madaxeedka hogaamiyeyaasha Midowga Yurub iyo Shiinaha, kaas oo lagu wado inuu ka dhaco Beijing 24 iyo 25-ka Luulyo.


Shirkaasi ayaa diiradda lagu saari doonaa arrimo ay ka mid yihiin xiriirka ganacsi, isbedelka cimilada, amniga caalamiga ah, iyo doorka Shiinaha ee caalamka. Waxaa la filayaa in kulankaasi uu noqdo mid muhiim u ah dejinta xiisadaha dhaqaale iyo diblomaasiyadeed ee u dhexeeya labada dhinac.

Post a Comment

0 Comments