LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

𝐖𝐀𝐑 𝐃𝐄𝐆-𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐇 |IIRAAN ayaa si rasmi ah u heshay 40 diyaaradood oo dagaal ah oo casri ah nooca qarsoon ee J-10C oo ka yimid Shiinaha. Diyaaradaha J-10C ayaa ah kuwa leh tignoolajiyadda stealth, taasoo ka dhigaysa inay si adag loo ogaado marka ay hawada ku jiraan, waxaana lagu qalabeeyay nidaamyo casri ah oo lagu duqeeyo bartilmaameedyada dhulka iyo hawada. Tallaabadan ayaa la rumeysan yahay inay xoojinayso awoodda ciidamada cirka ee Iran, isla markaana ay kordhin karto xiisadda militari ee gobolka.


𝐖𝐀𝐑 𝐃𝐄𝐆-𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐇 | Tehran ayaa si rasmi ah u heshay 40 diyaaradood oo dagaal ah oo casri ah nooca qarsoon ee J-10C oo ka yimid Shiinaha.

Diyaaradaha J-10C ayaa ah kuwa leh tignoolajiyadda 

stealth, taasoo ka dhigaysa inay si adag loo ogaado marka ay hawada ku jiraan, waxaana lagu qalabeeyay nidaamyo casri ah oo lagu duqeeyo bartilmaameedyada dhulka iyo hawada. Tallaabadan ayaa la rumeysan yahay inay xoojinayso awoodda ciidamada cirka ee Iran, isla markaana ay kordhin karto xiisadda militari ee gobolka.

            www.Hiiraanshow.com

Post a Comment

0 Comments