LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

πŸš¨π–π€π‘ 𝐃𝐄𝐆-𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐇 | Booliiska magaalada Los Angeles ayaa sheegay in dad badan la xiray kadib markii dibadbaxayaal ka soo horjeeda hay’adda ICE ay isku dhaceen ciidamada ammaanka iyo millatariga Mareykanka, kaddib toddobaadyo ay socdeen mudaaharaadyo looga soo horjeedo masaafurinta iyo weerarrada ICE. Booliiska Los Angeles ayaa ku qoray baraha bulshada in “dad badan la xidhay maanta intii ay socdeen mudaaharaadyo kala duwan” oo ka dhacay bartamaha magaalada. “Intooda badan waxay ahaayeen kuwa nabadeed, balse mar kale, marka fiidkii la gaaro, dad dibadda ka yimid ayaa bilaabay rabshado,” ayay tiri waaxda booliiska.


𝐖𝐀𝐑 𝐃𝐄𝐆-𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐇 | Booliiska magaalada Los Angeles ayaa sheegay in dad badan la xiray kadib markii dibadbaxayaal ka soo horjeeda hay’adda ICE ay isku dhaceen ciidamada ammaanka iyo millatariga Mareykanka, kaddib toddobaadyo ay socdeen mudaaharaadyo looga soo horjeedo masaafurinta iyo weerarrada ICE.


Booliiska Los Angeles ayaa ku qoray baraha bulshada in “dad badan la xidhay maanta intii ay socdeen mudaaharaadyo kala duwan” oo ka dhacay bartamaha magaalada.


“Intooda badan waxay ahaayeen kuwa nabadeed, balse mar kale, marka fiidkii la gaaro, dad dibadda ka yimid ayaa bilaabay rabshado,” ayay tiri waaxda booliiska.

Post a Comment

0 Comments