LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Shuruuda uu Shahrukh Khan dul dhigay ninka guursan doono gabadhiisa Suhana Khan; 1-Waa inaad tahay qof shaqeysto. 2-Ogoow aniga waligey kuma jeclaan doono. 3-Gabadheyda waa amiiradeyda mana ahan milkiyad aad gaar u leedahay. 4-Raadso qareen ku difaaco marwalba. 5-Digtoonidaada qab waayo aniga marwalba hareerahaaga kama fogi. 6-Ogoow kama cabsanaayo xabsi inaan galo hadii loo baahdo. 7-Wax walbood ku sameysid (oo xumaan ah) labanlaabkeeda ayaan ana kugu sameyn doonaa. Bal kawarama arintaas?? Shuruudaasna maka soo bixi kartaa?


 Shuruuda uu Shahrukh Khan dul dhigay ninka guursan doono gabadhiisa Suhana Khan;


1-Waa inaad tahay qof shaqeysto.


2-Ogoow aniga waligey kuma jeclaan doono.


3-Gabadheyda waa amiiradeyda mana ahan milkiyad aad gaar u leedahay.


4-Raadso qareen ku difaaco marwalba.


5-Digtoonidaada qab waayo aniga marwalba hareerahaaga kama fogi.


6-Ogoow kama cabsanaayo xabsi inaan galo hadii loo baahdo.


7-Wax walbood ku sameysid (oo xumaan ah) labanlaabkeeda ayaan ana kugu sameyn doonaa.


Bal kawarama arintaas??

Shuruudaasna maka soo bixi kartaa?

Post a Comment

0 Comments