πππ-πππ:| In ka badan 300 Falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay 48-kii saac ee la soo dhaafay, sida uu sheegay Xafiiska Warfaafinta Dowladda Gaza, kaasoo ku eedeeyay Israa’iil inay geystay 26 xasuuq oo dhiig leh muddadaas kooban.
Ugu yaraan 73 qof ayaa lagu dilay tan iyo waaberigii Khamiista, waxaana ku jira 33 qof oo raadinayay gargaar bini’aadantinimo, kuwaasoo lagu dilay meelaha gargaarka ee ay taageerayaan Israa’iil iyo Mareykanka oo loo yaqaan Gaza Humanitarian Foundation.
www.hiiraanshow.com
0 Comments