LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Jilaaga Turkiga Akin Akinozu oo ku caanbaxay doorkiisii Miiraan ayaa si adag uga soo horjeestay faafinta iyo taageerida qolyaha dhaqan xumada ku caanbaxay asigoona yiri; "Waxaan nahay shacab muslim ah, waxaana nalooga baahanyahay inaan la imaano habdhaqanka dadka muslimka ah halkii aan u dhaqmi laheyn sidii cawaanta aanan wax diin aaminsaneyn". Mar uu ka hadlaayay wargeys magaciisa adeegsaday kaasoo sheegay inuu taageero u muujiyay qolyahaas ayuuna sheegay in wargeyskaas uu dacwad ka gudbiyay maxkamadna la tiigsan doono. Turkida ayaana waxaa mudooyinkaan ka taagneyd xiisad kulul ..


 Jilaaga Turkiga Akin Akinozu oo ku caanbaxay doorkiisii Miiraan ayaa si adag uga soo horjeestay faafinta iyo taageerida qolyaha dhaqan xumada ku caanbaxay asigoona yiri; "Waxaan nahay shacab muslim ah, waxaana nalooga baahanyahay inaan la imaano habdhaqanka dadka muslimka ah halkii aan u dhaqmi laheyn sidii cawaanta aanan wax diin aaminsaneyn".


Mar uu ka hadlaayay wargeys magaciisa adeegsaday kaasoo sheegay inuu taageero u muujiyay qolyahaas ayuuna sheegay in wargeyskaas uu dacwad ka gudbiyay maxkamadna la tiigsan doono.


Turkida ayaana waxaa mudooyinkaan ka taagneyd xiisad kulul oo ay isku hayaan qolyaha cilmaaniga oo taageerayo kuwa dhaqan xumada ku caanbaxay ee LGBT+ iyo Turkida aaminsan ku dhaqanka iyo ilaalinta qiyamka diinta islaamka.

         www.Hiiraanshow.com

Post a Comment

0 Comments