LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

𝐃𝐄𝐆-𝐃𝐄𝐆:| Amiirka Dowladda Qatar ayaa amar kama danbays ah siiyey xubnaha ururka Xamas ee ku sugan doona inay si degdeg ah Dowladda ugu wareejiyaan waxkasta oo qalab militari ah muda 48 saacadood ah. Tan ayaa timi kadib markii Dowladda Maraykanku Qatar saartay culays ah in xamaas lagu qasbo xabad joojin 60 maalmood oo lagag badalanayo maxaabiista ay haystaan taasi hore u diideen.

𝐃𝐄𝐆-𝐃𝐄𝐆:| Amiirka Dowladda Qatar ayaa amar 

kama danbays ah siiyey xubnaha ururka Xamas ee 

ku sugan doona inay si degdeg ah Dowladda ugu 

wareejiyaan waxkasta oo qalab militari ah muda 48 

saacadood ah.


Tan ayaa timi kadib markii Dowladda Maraykanku 

Qatar saartay culays ah in xamaas lagu qasbo xabad 

joojin 60 maalmood oo lagag badalanayo 

maxaabiista ay haystaan taasi hore u diideen.

          www.Hiiraanshow.com

Post a Comment

0 Comments