LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

๐ƒ๐„๐†-๐ƒ๐„๐†:| Ku dhowaad laba toddobaad kadib markii Mareykanka iyo Israa’iil ay weerareen xarumaha nukliyeerka ee Iran, weli lama oga khasaaraha hoos u dhac ee ay weeraradaasi ku keeneen hammiga Iran ee ku aaddan hubka nukliyeerka. Khabiirro ku takhasusay hubka nukliyeerka ayaa u sheegay ABC News in weerarradaasi ay noqon karaan “go’aan laba waji leh” taasoo keeni karta in Tehran ay qaaddo waddo qarsoodi ah oo khatar badan si ay u gaarto ujeeddadeeda ah in ay hesho hubka ugu awoodda badan, haddii ay sidaas doorato.


 

๐ƒ๐„๐†-๐ƒ๐„๐†:| Ku dhowaad laba toddobaad kadib 

markii Mareykanka iyo Israa’iil ay weerareen 

xarumaha nukliyeerka ee Iran, weli lama oga 

khasaaraha hoos u dhac ee ay weeraradaasi ku keeneen hammiga Iran ee ku aaddan hubka 

nukliyeerka.


Khabiirro ku takhasusay hubka nukliyeerka ayaa u 

sheegay ABC News in weerarradaasi ay noqon 

karaan “go’aan laba waji leh” taasoo keeni karta in 

Tehran ay qaaddo waddo qarsoodi ah oo khatar 

badan si ay u gaarto ujeeddadeeda ah in ay hesho 

hubka ugu awoodda badan, haddii ay sidaas doorato.

          www.Hiiraanshow.com

Post a Comment

0 Comments