LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

QATARTA SOKORTA:HALKAAN KA AQRISO DHIBATADA SOKORTA U LEDAHAY QOFKA.


       Isticmaalka Sokorta Badan Waxay


1. Korodhisaa sonkorta dhiigga.


2. Dhibaato ku keentaa ilkaha.


3. Siyaadisaa Miisaanka.


4. Soo dadajisaa Cudurada wadnaha .


5. Sabab u Noqotaa Hurdo xumo.


6. Keentaa Daal joogto ah.


7. Yaraysaa Xasuusta.


8. Ka dhigtaa Lafaha kuwa  jilicsan


9. Ka dhigtaa qofka mid tabaryar


10. Hoos u dhigtaa awooda taranka

  WWW.HIIRAANSHOW.COM

Post a Comment

0 Comments