LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

🚨DEG DEG:Dawladda Soomaaliya ayaa cambaareysay Dagaalkii maanta ciidamada Jubaland ay ku qaadeen xerada UK ee Beled-xaawo oo ay ku sugan yihiin ciidanka dowladda Soomaaliya. Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka ayaa sheegtay in Madaxweyne Axmed Madoobe uu wado in uu colaad ka huriyay Gobolka Gedo, waxayna sheegeen in lala xisaabtami doono Axmed Madoobe.


 Dawladda Soomaaliya ayaa cambaareysay Dagaalkii maanta ciidamada Jubaland ay ku qaadeen xerada UK ee Beled-xaawo oo ay ku sugan yihiin ciidanka dowladda Soomaaliya.


Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka ayaa sheegtay in Madaxweyne Axmed Madoobe uu wado in uu colaad ka huriyay Gobolka Gedo, waxayna sheegeen in lala xisaabtami doono Axmed Madoobe.

       WWW.HIIRAANSHOW.COM


Post a Comment

0 Comments