LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

🚨Kooxda AS ayaa lagu soo warramayaa in ay la wareegtay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan taas oo 13 sano ka hor laga saaray. Dagaal ay kooxdu saddex jiho ka soo qaaday oo saacado badan halkaas ka socday ayaa sababay in ay ciidanka dawladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanku ay ka baxaan magaalada Maxaas. Kooxdan ayaa sidoo kale bishan la wareegtay degmooyinka Moqo-kori iyo Tardo oo ka tirsan isla gobolka Hiiraan. Qabsashada Maxaas ayaa ku soo beegmaysa xilli uu madaxweyne Xasan Sheekh safar ugu maqan yahay dalka Djibouti.


 Kooxda AS ayaa lagu soo warramayaa in ay la wareegtay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan taas oo 13 sano ka hor laga saaray.


Dagaal ay kooxdu saddex jiho ka soo qaaday oo saacado badan halkaas ka socday ayaa sababay in ay ciidanka dawladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanku ay ka baxaan magaalada Maxaas.


Kooxdan ayaa sidoo kale  bishan la wareegtay degmooyinka Moqo-kori iyo Tardo oo ka tirsan isla gobolka Hiiraan.


Qabsashada Maxaas ayaa ku soo beegmaysa xilli uu madaxweyne Xasan Sheekh safar ugu maqan yahay dalka Djibouti.

            WWW.HIIRAANSHOW.COM


Post a Comment

0 Comments